Inaalilaah wa innaa ileyhi raajicuun
 

Anigoo ka wakiil ah reer Cabdi Carwo iyo xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u diryaa Reer Jirde Xuseen iyo reer Yuusuf Odawaa (reer Carmiye) oo ah ubadka ay ka geeriyootay habarwadaagtay  marxuum ad Khadra Jirde Xusseen oo maanta oo Jimce ah Taar. 03/07/2009 ku geeriyootay magaalada London U.K.

Waxaan sidoo kale tacsideynayaa waalidka marxuum ada , duriyadooda, ehel kale, asxaab, qaraabada, xig to iyo xigaal meel kasta ooy joogaanba, waxaan lee yahay samir iyo iimaan.


Marxuumad
Khadra Jirde, waxay u jiiftay xanuun ayna ka kicin oo haleelay duqeentii iyo qaxii Hargeysa ee 1988, waxay ahayd ruux adkeysi badan oo wajigeeda farxad iyo soo-dhoweyn ku salaami jirtay cid kasta oo soo siyaarata.

Waxaan ILLAAHAY uga baryayaa inuu dhibta soo mar tay iyo samirkeeda ugu deeqo naxariistiisa oo uu ka y eelo kuwa uu ku manaysto Janatul fardows. Waxaan si gaar ah ugu ducaynayaa Sucaad iyo Maryam oo mud dadaas xanaano iyo adkeysi u lahaa xanuunka marxu umada oon habeen iyo maalin ka daalin xanaano joo gta ah.

ILLAAHAY waxaan uga baryayaa inuu samirka iyo khe yrka ay hooyo Khadra u fidiyeen ka abaal mariyo if iyo aakhiraba. Aamiin.


AASKA WAXAA LA XAQIIJIN KARAA ISNIINTA KU-TALAGALKU SE WAA SALAASADA 07/07/2009 IYO MAGAALADA LONDON
.




Ahmed Arwo

Cardiff, U.K
07961 600 896
samotalis@gmail.com

http://samotalis.blogspot.com