HED MOOYEE HABAAR LOOMA DHINTO
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan
Timacade groub iyo
hawl wadeenada shrafta leh, iyo
dhamaan reer
soomaaliland ka dhab ta ah, een is daad raacinayan, meel
ay joogaan ba.
Waxaan maanta qalin ku qaatay inaan wax ka tilmaamo
warar been abuur ah, oy caadayst een
websiteyada qaarkood, laguna abuurayo dhiilo iyo waxaan jirin.
Waxaan ayaamhan ku arakayay,qaar ka mid ah , media
somaliland, warar wax lagaga sheeg ayo caafimaad ka Duqa
caasimadda Soomaliland Hargaisa
Eng. Yusuuf warsame
Siciid, oo ay aamahan u jooga wadan ka Emaaraad ka carab
ta hawlo caafimaad, alxamduliaahi aad na u fi ican.
Waxaan uugu bushaaraynayaa dhamaan umaada reer
Somaliland si gaar ah, reer Hargaisa inuu
Eng.Yussuf
Warsame Siciid aad u fiican yahay, warar kaasina waa
been abuur iyo fitno lagu dhex abuurayo umaada .Waxaan halkan u jeedin lahaa una marinayaa ninman kaas
dhiil a doon ka,
*****
HED MOOYEE HABAAR LOOMA DHINTO,
QOF KA HAYBIYA CEEB TA
DHIILA DOON KA HABAW SAN
HIGSANAAYA XUMAAN TA
HA OGAADO NIN LIITA
HALKUU DOONO HA JOOGO
KU HABSAAMAY COLAAD
HA HABSAAMIN DHALAAN KA
HAW HORSEEDIN XUMAAN
*****
WIXII AANAD HELAYNI
HIBASHADEEDU MA FIIC NA
HALKII LAYS KU HALEELAY
COD KA LAYSLA HORJOOGAY
HADDII AAD KA HULEESHAY
KUNA HOOG TAY COD KAAGA
KU HUNGAWDAY AWOODA
KA CARAWDAY HARGAISA
HABAAR KAA DIBAD WEEYO
WAA HANTAAQO KU HAYSA
ADIGAA KU HABSAAMI
*****
|
Waxa caado noqotay oo ah tilmaanta qof liita,
aqoon
darida dadbadan hays, inay ku xoogsa daan
been iyo wax
aan jirin in la dhex galiyo umadda,. Waxa jira
niman isu
dhalan rogay burb urin iyo baalayo sheega in lagu abuuro
umaada dhex deeda.
Waxaan ku soo gaba gabay nayaa hadal ka waxa fiican in
laga digtoonaado, waxa lagu faafi nyo website yada qaar
kood. Niman ka qaxaa cadays tayna waxaan leeyay WAAR
ILAAHAY KA YAABA, OO DAD KIINA BEEN HAW SHEEGIN, UMADANA
KALA DHEX BAXA BEENTA, SHARF TIINANA DHAWRA.
wa bilaahi tawfiiq
Abdulkhaliq Ali Mohamed
S. Arabia |
|