Hayada Wadaniga ah Ee ODHA Oo Maanta Tababar kusaabsan Ista ratiijiyada Horumarineed Ee Ciidanka Asluubta Somaliland uga Furtey Magaalada Hargeysa Qaarkamid ah Ciidanka Asluubta Somaliland.




Hargeysa (TNN)_Hayada Wadaniga ah Ee ODHA ayaa Maanta Tababar kusaabsan Istaratiijiyada  Horumarine ed Ee Ciidanka Asluubta Somaliland uga Furtey Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa Qaar Kamid Ah  Ciida nka Asluubta Somaliland.

Tababarkani oo laga hadli doono sidii loo sameyn lahaa Qorshe laba sanno ee 2011-2012 oo lagu  Horumarina ayo l Ciidamada Asluubta Somaliland. Ayaa Socon doona Muddo Laba Cisho Ah.

Furitaankii Tababarkani waxaa kasoo qayb galley Gudoomiyaha Hayada Wadaniga Ah Ee ODHA Marwo  Faadu mo Siciid Ibraahim ,Taliye Kuxigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Gen.Xasan Cali Cawad Iyo Saraakiil  katir san Cidianka Asluubta Somaliland.

Ugu Horey GudoomiyH Hayada Wadaniga ah Ee ODHA Marwo Faadumo Siciid Ibraahim Oo Kahadashey  Furitaa nkii Tababarkani ayaa ugu horey umahad celisey dhamaan kasooqayb galayaasha Tababarka,waxaynay  gud oomiyaha ODHA Marwo Faadumo Siciid Ay Sheegtey in ujeedada Tababarkani ay uqabteen Hayada ODHA Ay Tahey Sidii loo Horumarinlahaa Ciidanka As;iibta Somaliland Oo Kamid ah Tiirasha Qaranka Somaliland Uu Kutaagan Yahey.

Gudoomiyaha Hayada ODHA Marwo Faadumo Siciid Waxay Sheegtey In Hadii Ciidamadeena  Asluubta,Milateri ga iyo Boolisku Wixii ay inooga baahdaan aynaan garab gellin oo aynaan xoojin aqoontooda inaanu dalkani ji reyn sidaasi daraadeed loobaahan yahey in la hurumariyo aqoonta Ciidamadeena Gaar Ahaa Ciidanka  Asluub ta Oo Haya Shaqo Culis,Ciidamada asluubtu waxay hayaan,caruurta sharciga khilaafta,edeysanayaasha  kiisa ska dilalka, iyo dhaqan celiska kuwaasi oo dhamaan tood ah shaqoo aad u muhiim ah qabashadeedu.

Gabagabadiiw axay gudoomiayaha Hayada ODHA Marwo Faadumo Siciid ay Xustey in hadda gacanta  kuhay aan ODHA Iyo Ciidanka ASLUUBTU SIdii loo helli lahaa goob tababarada ciidanka asluubta sida Madheera oo kale.

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Gen.Xasan Cali Cawad Oo Munaasibadaasi Furitaankii  Tababa rkani saaka kahadley ayaa umahad naqey Gudoomiyaha Hayada ODHA Marwo Faadumo Siciid Ibraahim Isagoo ku amaaney taliye kuxigeenka boolisku dadaalkeeda ay ugu jirto Horumarinta Somaliland.waxaanu Gen.Xasan intaa kudarey{Ujeedada Tababarkeenani waa Sidii ay nu usameyn laheyn Qorshe Sanadeedka Asluubta Gaar ahaan Caruurta Sharciga Khilaafta Ee Kujirta Xabsi Dugsiyeedka Sidii Loo Hurumarinlahaa.

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Gen.Xasan Cali Cawad Waxaa uu sheegey in Caruurtu aan  la toosin oo aan latarbiyadeyn marka ay yaryihiin iney mustaqbalka dhibaato ku keeneyso , Caruurteena iyo  Ku wa Darbijiifka ahba Waxaynu Ku Dadaaleynaa Isha Allah Sidii Loo Horumarinlahaa.

Waxaanan Umahad naqeynaa Hayada ODHA Oo Bilawdey dhameystirteyna Xarunta Daryeelka Darbijiifka  So maliland.

Tababarkani oo socon doono Muddo Laba Cisho Ah Ayaa Waxaa Bixin Doona Casharada Kusaabasan Tababarkani C/salaam Axmed Cigaal Oo Ah Sarkaal Sare Oo Katirsan Hayada ODHA.



Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqale_88@hotmail.com
Haregeysa Somaliland