Hayada
Wadaniga Ah Ee ODHA oo direys 100 ardey gudoonsiisay Dugsiga
ADEM Ee ay gacanta kuhayaan Akadamiga Ho ru marinta iyo Waxbarashada
dadka la hayb sooco,(ADEM)
Hargeysa, 23 August,2011(TNN)-Hayada wadaniga ah Ee ODHA Ayaa maanta
deeq dhan 100 ardey direyskood oo isku jira xijaabo,shaadha iyo
surwaalo gudoonsiiyey dugsiga Adem ee uu maamulo Ak adamiga
Horumarinta dadka lahaybsooco ee Adem.Xafladii gudoonsiinta oo ka
qabsoontey Xarunta dugsiga oo kuyaala xaafada Daami ee magaalada
Hargeysa ayaa waxaa kasooq ayb galley Gudoomiy
aha Hayada Wadaniga ah Ee ODHA.Madaxa arimaha bulshada ee
Dawlada hoose Hargeysa Khadar Cis man Guled,Gudoomiyaha Akadamiga
Adem Barkhad Jamac,Madax waxbarashada ee Akadamiga Adem Cumar
Maxamud,Maamulk Dugsiga,Macalimiinta iyo walidiinta ardeyda dugsiga.
ugu horey Madaxa waxbarashada Akadamiga Adam Cumar Maxamud oo ugu
horey kahadley munaasi badaasi ayaa u mahad naqdey
Gudoomiyaha ODHA Marwo Faadumo Siciid oo deeqdan soo
gaadhsiisey dugisag waxaanu cumar sheegey in dugsgan ay agcanta
kuhayaa Akadamiga ADEM ay soo dhaweyna yaan cidkasta oo wax
laqabaneysa ardeydan danyarta ah waxaanu sheegey in ay akadami ahaan
ay si tabaruca ay ugu shaqeeyaan ayna iyagu iska dhex uruuriyaan
kharashka dugsiga isagoo gabogaba dii umahadnaqey dhamaan dadkii ka
qay qaatey in ardeydan lagudoonsiiyo direyskan.
Maamulaha Dgsiga Adem Mukhtaar Raygal oo kahaldey xafladaasi ayaa
ugu horeyn umahadanqey Ururka ODHA Ee deeqdan soo
gaadhsiiyey.waxaanu maamuluhu faafahin kabixyey xaalda dugsiga ee
wakhtigan,Tirada Ardeyda dhigata oo uu shegey ine yihiin 220 Gellin
Hore iyo Gellin dambe .isagoo sheegey iney ay ardeydu kahelaan
dugsiga waxbarasho diini iyo maadiba ah,waxaanu sheegey inuu aad
usoo dhaweynayaan oo ay ubaahan yihiin cidkasta oo wax uqabaneys
ardeydan yaryar.
Madaxa Arimaha Bulshada Ee Dawlada Hoose ee hargeysa ayaa isna
munaasibadaasi kahadley ayaa sheegey in aad ugu mahadnaqayo
Faadumo Siciid oo direyskan ugu deeqday
ardeyda waxaanu sheegey hadii inabadan la odhan jirey dadka
lagatirabadan yahey waxba mayaqanaan,iyo erayo kalle oo lagu yasaayo
in maanta aneynu arkey ardeyadii yareyd ee quraanka akhrineysay ee 6
jirka aheyd waxaan leeyahey bulshada somaliland waxad isha Allah
arki doontaan iyadoo ay imaamu indiin noqdaan dadka lagatirabadan
yahey.waxaanu umahadnaqey dhallinyarada Akadaiga ADEM dadaalka
dheeraadka ah ee ay wadaan.
Gudoomiyaha Hayada Wadaniga ah ee ODHA
Marwo Faadumo Siciid Ibrahim, oo
ka hadashey gabob adii xafdan ay direyska kugudoonsiineysay ardeyda
wax kabarata dugisiga Adem oo kuyaala xafada daa mi oo ay kunool
yihiin dadka dayarta ah.
waxaaney Marwo Faadumo Siciid ay
sheegtey iney aad ugu faraxsan tahey iney ardeydan aad u yar yar ee
xaafidu quraanka ah ay gudoonsiiso direyskan,waxaana ay sheegety
iney aad ugu mahad naq eyso Akadamiga ADEM ee gacanta kuhaya dugsiga,.
Mar ay Faadumo Siciid ka hadashay
Dadka la haysooco waxay sheegtey iney ummada ilaahey isku mid tahey
loona baahan yahey in ilaahey laga cabsado uu umadda ilaahey waa
isku wada mide laga dhawaysan iyadoo si qiiro leh u sheegtey in loo
siman yahey deeqda ilaahey iyo raxmada alle sxw lakiin aan
loobaahneyn in laiska saarsaaro.
Gabogabadii waxay Gudomiyaha ODHA ay
gudoonsiisey Deeqdii 100 ardey
direyskooda ahaa ardeyda.
Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqalle02@gmail.com
Hargeysa Somaliland
|