Hanbalyo Meher Oo Uu Dirayo Fanaanka Wayn Ee Nuur Jaamac Aadan (Nuur Daalacay)

 



Hanbalyadan oo ku socota Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame) Iyo Hoodo Max amuud Axmed oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magalad Hargeysa.


Aniga oo ku hadalaya magacayga iyo ka qoyskayga waxaan hanbalyo aan la soo koobi karayn u dirayaa Abwaanka qaaliga ah ee Abwaan Xasan Daahir (Weedhs a me) Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamuud Axmed oo uu dhawaan meherkoodu ka dhacay magalada Hargeysa waxaan leeyahay noqda labadii isku waara ubad kh ayr qaban kal hela,aamiin.