HAMBALYO AROOS

 



Dhammaan dadka hoos ku qorani waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Maxamed Ismaaciil Cali Sareeye iyo Hibo Adan Ibraahim oo arrooskoodu lagu qabtay waqooyiga London. Waxay ilaahay uga baryayaan in ay noqdaan qoyskii reeya, isku waara, ubad kheyr qabana kala hela.
 


1. Hamud Hassan Duale

2. Maxamed Cali Hurre

3. Maxamud Cabdi Diiriye

4. Ismaciil Cali Sareeye

5. Amina Muxumed

6. Habiiba Ciise Hussein