Waxaan hanbalyo iyo taaniyad farxad leh u diraynaa cabdiraxmaan  Axmed Xuseen Kooshin iyo Caasha Jaamac oo ay gabadhi ugu dhalatay  magaalo madaxda waddanka Somaliland ee Hargeysa. Gabadhaas  oo loo bixiyay  AYAAN.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu ka dhigo gabadhii lagu nagaado ee lagu nasto eebbena ka dhigo khayrqaba,AAMIIN AAMIIN AAMIIN

ABDIRAHMAN IBRAHIM BOUH IYO MARWADIISA AMRAN AHMED HUSSEIN IYO CARRUURTAYDA:


-GULEED ABDIRAHMAN
-HIBO ABDIRAHMAN
-HUDA ABDIRAHMAN
-AWALE ABDIRAHMAN
-LIBAAN ABDIRAHMAN

 

LEICESTERUK