HANBALYADA 1 DA MAY, MAALINTA SHAQAALAHA ADDUUNKA.

 

 

Anniga oo ku hadlaaya Magaca Guddiga Agaasinka Baanka ( Board of Directors), iyo kan Maamulka Baank a, Waxaan hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa Shaqaalaha Baanka, iyo dhammaan shaqaale weynaha qarank a Somaliland, xuska maalinta Shaqaalaha Adduunka 1 da May kuna beegan berrito sabtida, oo ah fasax gu ud.
Waxaan inoo rajeynayaa in Alle xanuunka saf-marka inaga badbaadiyo, iyo in Alle barwaaqda iyo raxmadd a curatay inooga dhigo mid aan nusqaan iyo dhib midna lahayn.

Shaqaale ogow fursadda aad haysato ee shaqo inayna in badani haysan, ogow xilka kaa saaran u adeega bulshada iyo macaamiisha, ogow in aad ilaaliso xeerka shaqaalaha ood u fuliso si dhammeystiran. Kolka ayn u taas ilaalino, waxa meesha ka baxaaya musuq, eex iyo ku tagrifal awood aan sharci ahayn. Ogow xeerku inuu yahay kan xuquuqdaada ilaaliya, isla markaas ah kan lagugula xisaabtami doono.

Waxaynu iyana aynu galeynaa tobankii habeen ee barakaysnaa ee Ramadaan ugu dambeeyey. Waa habe eno cibaad iyo la xisaabtan nafta ah. Ku caweeya cibaado iyo kheyr, toobad keen iyo duco. Alle tubta too san heynagu hanuuniyo, dambigeena ha dhaafo, hana u naxariisto maytideena.
Hanbalyo iyo maalin wacan 1 day May 2021
 

 

 


Ahmed Hassan Arwo
Director General
Bank of Somaliland

(Somaliland Central Bank)