HANABLAYO & DIGNIIN : WASIIRKA HAWLAHA GUUD : MUDANE ABDIRSAAQ KHALIIF

 


Anaga oo ka mid qurbjoogta Somaliland ee ku u nool daafaha dunida, waxaanu hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa Wasiirka Hawlaha Guuud & Guryaynta Mudane Cabdirasaaq Kha liif, talaabada geesinimada leh ee uu ku qaaday kooxaha xalaalaystay iibsiga Danta Guud ee qaranka , gaar ahaaan Golaha Deegaanka Hargeisa. Waxaanu ku boorinaynaa Wasiir ka inuu tallaabo taas la mid ah ka qaado dadka sida xaaraanta ah ugu jira guryaha dawl adda. Waa go’aan raagay oo mar hore loo baahnaa. Waxaanu ka digaynaa inay Xukuum adda Madaxwayne Siilaanyo bilili-qaysato marka ay gacanteeda ku hubsato, oo dib u xar aashto. “Waa kud ka Guur oo Qanjo u Guur”
Wa bilaahi towfeeq.

 


Muj. Ahmed Quule, Af-Hayeenka Jaaliyadaha Somaliland , Ireland, Dublin.