Hambalyo urur siyaasadeed Xaqsoor


 


 



Anigoo ah Mohamed Aden Cade {Qasbaaye}, waxaan hambalyo u dirirayaa uru rka xaqsoor, guushii uu ka soo hooyey tartankii ururada siyaasada Somaliland. Waxa kale oon aad ugu farxsanahay hogaanka cusub ee xaqsoor loo doortay oo ay hogaaminayaan Muj Hassan Esse Jama iyo Mudane Ali Mohamed Ahmed {Ali Sandule}. Hogaanka cusub oo ah hogaan nadiifa oo dacada, dhamaan laga taage ersan yahay Somaliland



Waxaan halkan ka cadeynayaa maanta laga bilaabo inaan ku biiray oo aan ka m id ahay ururka Xaqsoor, taas oo aan aamin sanahay in ururka Xaqsoor yahay ururka kaliye ee mideyn kara Somaliland Bari iyo galbeed isla markaan cadaalad iyo xaqsoor ku maamuli doona Somaliland.

 

 

 

 

Mohamed Aden Adde {Qasbaaye}
London UK
moholin@hotmail.co.uk