Hambalyo Munaasabada ciida

 

 


Munaasabada Ciidal fidriga waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan muslimiinta soo gutay wajibaadkii rabi faray ee soonka , ilahay ha inga aqbalo. Aiim Waxaan hambayo gaar ah u dirayaa shacbiga reer Somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan gudo iyo dibeda. waxaan leedahay far-xad iyo rayn rayn ku ciida.

Ciidan ciideeda kale ilahay bash-bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo iyo caafimaad qab. Mar labaad hamblyo.AMIIN.
 

 

 


Maxaed Yuusuf Buux.