HAMBALYO MUJAAHID SARKAAL MAXAMUUD SALAXAN

 


 


Dhamaan Jaliyada Somaliland ee Magaaladan Sheffield waxay Hambalyo u diryaan Mujaa hid Sarkaal Sare Maxamuud Salaxan oo heley dalaacadii Sarkaalnimo ee ciidanka Booliska Jamhu uriyada Somaliland Darajada captan . In kastoo aanay ahayn darajadii uu xaq u la haa oo uu dumli weyni ku jiro ,hadan waa bar bilow darajo Ciidan boolis oo aad u sharaf i yo karaamo b adan. Ilaahay waxaanu ka rajaynaynaa inuu Mujaahidku helo xaqiisa oo aha yd ugu yaraan CORNEL BOOLIS AH. Si kastaba ha ahaatee waxaanu Mujaahidka ugu hama balyaynaynaa sa mirka ,dulqaadka, geesinimda ku dhaca ,go'aan qadashada wacan ee uu ku dhiirada inuu dal kiisa iyo dadkiisaba ugu shaqeeqyo darajadaas Captan ka ah Mujaahid aka waanu ku amaan aynaa.

Xukuumadana waxaanu ugu baaqaynaa in ay siiyaan dhamaan mujaahidiinta iyo mawdiniinta dalkan u soo halgalamay xuquuqdooda wadaninimo ee ay xaq u leeyihiin

Mujaahid Maxamuud Salaxan muu ahayn nin maanta la siiyo Captan ee wuxuu mudnaa waay seegtay Xukuumada Kulimiye..



Guul iyo Gobonimo ayaan inoo Rajaynayaa



Mataan M. Omar

Sheffield