Hambalyo Meher Wacan oo Ku Socotay Agaasimaha Guud ee Mad axtooyada
Somaliland Pro.Xasan Cabdi Madar iyo Xamda Maxamed Xasan

Aabo C/kariin Cali Buux, Hooyo Caasha Axmed Sugaal, Adeero Axmed
Cali Buux, Adeero Abiib Cali Buux, Adeero Carab Cali Buux, Adeero
Aadan Cali Buux, Eedo Hibo Cali Buux, Abtiyo Xasan Axmed Sugaal, Ra
shiid Axmed Sugaal, Yurub Axmed sugaal, Saynab Axmed Sugaal, Yusur
Maxamed Sugaal,Siraad Haybe Sugaal, Nimco Cali Ibraahin, Hinda Cali
Ibra ahin, Yaxye Cali ibraahin, Busaad Cabdi Madar, Aamina Cabdi
Madar, Safiya Cabdi Madar ,Siciid Sh.Ismaaciil Aadan, Kamaal Sh.
Ismaaciil Aadan, Maxamed C/kariin Ca li iyo Xaaskiisa iyo
Caruurtiisa, Raxma C/kariin Cali iyo Caruurteeda, Mustafe C/kariin
Cali (Future),Ism aaciil C/kariin Cali (Dhago), Yuusuf C/kariin Cali,
Sacad C/karii n Cali, Khaalid C/kariin Cali, Hodan C/karii n Cali,
Amiira C/kariin Cali, Fadxiya yuusuf Ciisa, C/laahi Daa,uud Ciise,
Mahdi Sh.Cabdi Axmed, Safiya C/risaaq Sh.Aadan, Samsam C/risaaq
Sh.Aadan, Faysa C/risaaq Sh.Aadan, Xasan Loyar iyo Xaaskiisa.
Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Dalka dibadiisa iyo Gudihiisawaxay
Hambalyo Meher u dirayaan XAS AN CABDI MADAR iyo XAMDA MAXAMED XASAN
oo Meherkoodu ka dhacay Maanta oo tariikhdu tahay 18/03/2013
Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.
Waxaanu lamaanaha is mehersaday Allaha awoodda leh uga baryeynaa,
inuu guurkooda ka yeelo kii lagu nagaado, lagu badhaadho ,lagu
nimcaysto , ubad kheyr qabana ,ilaahay kala siiyo, Aamiin Aamiin
Aamiin
|