Hambalyo Meher oo ku socota Abdicasiis Ahmed Ali iyo Nicmo Suldan Aden Jaamac

 


 

Anagoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jaamac Caabi Awad iyo dhamaan caruurteyda oo kala ah


-Bilan Cumar Daarood iyo odaygeed Xassan Rashid Oomar iyo wiilkooda Jibriil Xassan
-Hodan Cumar Daarood iyo odaygeed Abdinoor Hersi
-Hibo Cumar Daarood iyo odaygeed Nasir Musa iyo wiilkooda ILyas Nasir Musa
-Mohamed Cumar Daarood
-Abdirahman Cumar Daarood
-Abdiqani Cumar Daarood



Waxanu halkan hanbalyo u diraynaa Abdicasiis Ahmed Ali iyo Nicmo Suldan Aden Jaamac oo todobaadkan meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxanu ilaahey uga  baryay naa lamaanahaasi in ey bash bash iyo barwaaqo kuwaaran ilaaheyn kala siiyo ubad kheyr qaba oo dalkooda iyo walidkoodba waxtar aamin aamin
 

 

 

 

 


Omar Darood
/Faisa Jama Abi
Norway

 


 

Annaguna haddaan nahay Bah weynta TNN, waxaanu lammaanaha u soo xulay heestan ma caan, dhageysi wanaagsan.