HAMBALYO MARWO KALTUUN SHEEKH XASAN CABDI,OO LOO MAGACAABAY XUBIN KA MID AH KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA SOMALILAND

 


Aniga oo ah Marwo Amina Aw-jaamac Mumin, kana mid ah  haweenka ku dhaqan dalka Ingir iisk a,waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi Madar, oo loo magacaabay inay ka mid noqoto Koomishan Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Waxaan sidoo kale ku hambalyeynayaa  madaxweynaha Somaliland,Mujaahid Axmed Maxam ed Maxamuud (Siilaanyo),  magacaabista Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi Madar .

Kaltuuneey, Allah ha kuu fududeeyo xilka laguu magacaabay,tii ka soo baxda ee si daacadni mo ah u gudata Alla ha kaa dhigo, waad leedahay kartideeda iyo aqoonteeda ,Ilaahay ha ku gu guuleeyo.

Dhammaan xunbnaha kale ee Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, iyagana ha mbalyo ayaan  leeyahay,guuleysta, daacadnimo iyo xil kasnimana ku guta,xilka culus ee la id iin igmaday.

 


Amina Aw-jaamac Muumin,UK