HAMBALYO KUSOCOTA SULUB ISMAIL XAAJI WARSAME IYO CALI ADEN AWALE OO LOO MAGACAABA WAKIILO SOMALILAND U FADHIYA NORWAY IYO UK

 

 

 



Assalaamu Calaykum.



Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Sulub xaaji Ismaaciil Warsame oo loo mag acaabay Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Norway , iyo Cali Aden Awale oo isna loo magac aabay Wakiilka somaliland u fadhiya dalka Ingiriska, Ilahay waxan uga baryayaa inuu xilalkaasi cusub u fududeeyo ee loo igmaday.



Labada mas'uul ba waxan leeyahay hambalyo hambalyo.

 

 

 

 

Omar Darood Hassan
Norway