Hambalyo kusocota Maareeyaha Cusub ee Samafalka Madaxtooyda Marwo Amina Maxamuud Diiriye

 

Marwo: Aamina Maxamuud Diiriye


Waxan halkan hambalyo iyo bogaadin uga soo dirayaa marwo Amina Maxamuud Diiriye oo loo magacaabay MAAREEYAHA SAMAFALKA MADAXTOOYADDA, runtii marwo Amina Abdillahi waa shakhsi qiimo badan o garti badan oo an filayo iney si daacadnimo ah ugudan doonto xilkaasi loo magacaabay, waxan ilaahey ka baryayaa inuu u fududeeyo xilkaasi marwo Amina loo  igma day.

Waxan xusuusta mar an ka mid ahaa taageerayaasha kulmiye iney Amina ka mid aheyd hablihii xisbiga u soo halgamay islamarkan u hurey waqtigoodii qaaliga ah waxan leeyah Amina Hambalyo

 



Omar Darood Hassan

Norway