Hambalyo ku socota la taliyaha madaxweynaha ee dhinaca dhaqaalaha iyo maalgashiga


 

 


Waxan halkn hambalyo iyo bogaadin uga soo dirayaa Axmed Xassan A Arwo oo loo magacaabey LA TALIYAHA MADAXWEYNAHA DHINCA DHAQAALAHA IYO MAALGASHIGA.

 

Waxan u rajeyna in uu ilaahey u fududeyo xilakaasi qaran ee loo igmaday, runtiina Axmed Xassa n Arwo wuu  leeyah ay aqoontii dhaqaale oo heer jaamcadeed iyo mid u kusoo koreybaa, waxan u ka mid ahaa runtii raggii u soo halgamay xisbiga ee la filayay in xilalka muhiimka ah loo igmado.

 

 

 

 

Omar Darood Hassan
Norway