HAMBALYO KU SOCOTA WASIIRKA WARFAAFINTAIYO WACYI GELINTA. SOMALILAND

Dhamaan Odayaasha ,waxa garadka iyo Aqoonyahanka ku nool Magaaladan
Sheffield waxay Hambalyo iyo Duco u dirayaan Wasiirka Warfaafinta
iyo Wacyi gelinta
ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cusman Cabdilahi Saxardiid (CADAANI).
Hawsha b aaxada leh ee uu maanta ka gun gaadhay isla markaasana uu
soo Af jaray hirdankii u dhexeeyay shacabka Jamhuuriyada Somaliland
Gudo iyo dabadba iyo Universal tv. Meel ka dhicii uu u geystay
Sooyaalka Taariikheed ee Jamhuuriyada Somaliland.
Waxaanu u aragnaa in wasiir Cadaani uu go'aan adag ka qaatay
Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga oo qayb ka mid ah Taxanaha
madaxweyne yaashii u kala dambeeyay Somalila nd uu ka saaray gebi
ahaanba Taariikhda Jamhuuriyada Somaliland Madaxweynihii ugu
horeeyay isla markaasna ku dhawaaqay gooni isu taaga Jamhuriyada
Somaliland 18 Ma y 1991.
Mar labaad ayuunu mahad gaar ah u soo gudbinaynaa Wasiirka
Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Mudane Cusman Cabdilahi Saxardiid(
Cadaani).
Waxaa kaloo aanu u mahad naqaynaa Maamulka Universal Tv oo Aqbalay
codsiga Wasiir cadaani, isla markaasna dhaqan geliyay dhamaystirka
Taariikhda Somaliland
Waxaa ka mid mawaadiniinta Hambalyadan diray:
1. Cali Cabdilahi (Cali Boosti)
2. Caydiid Cabdi Geele
3.Cali Xasan Ducaale
4. Cabdiraxman Cawil Maxamuud Qayir
5. Cali Caarif
6. Aniis Macalin Haruun
7. Cawaal Daahir Cabdi (ina bacawo)
8. Xamud Yusuf Xariir
9. Cabdi Jibriil Caateeye
10. Cali Haybe
Mataan Maxamuud Cumar
|