Hambalyo ku socota Ahmed-Zaki Dahir Ali iyo Wafa Saleeban Abbi

 


Annagoo kala ha xubnaha hoos ku xusan waxa anu hambalyo iyo bogaadin meher haw ada u mareynayna Ahmed-Zaki Dahir Ali iyo Wafa Saleeban Abbi o meherkoodu ka dhac ayo magaalada Hargeysa bishan 16/May 016

Waxa anu ilaahey idinka baryayna inaad isku reeysan isku raagtan ubad kheyr qaba ka la heshaan aamin aamin wiil iuo caano noqda .. aamin

Waxa diraya hambalyadan

Abdillahi Darood Hassan (Bide) Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Faadumo Darood Hassan Odaygeeda iyo caruurtooda
Amina Darood Hassan iyo Caruurteeda
Omar Darood Hassan iyo Xaaskiisa iyo caruurtooda
Mohamed Hussein Darood iyo Caruurtiisa

Waxa ay kala joogan UAE, USA, Sweden, Norway, Jarmal, Maleesiya iyo somaliland

Markale hambalyo hambalyo hambalyo
 

 


Omardarood