Hambalyo iyo Mahadnaq
 


Waxan hambalyo iyo mahadnaq u soo jeedinayaa dhammaan cida curisay fikradda Jaamicadda Gabiley ee " Timacade University",iyo cida samaysay daraasada baahida Jaamicadeed ee Gobolka ka jirta ,iyo cida hirgelisay  hi ndisaheeda ee dhaqan galisay dhidibadana u taagay gaar ahaan Madaxda Gobolka Gabiley ,Degmada ,Maamulka Jaamicadda iyo dhammaan cidda kale ee ka qayb qaadatay.

Waxa kale oo mahadnaq u soo jeedinayaa dhammaan marti-sharaftii, gan acsatada Reer Tog-wajaale iyo dadkii kale dhaqaalaha ku deeqay  Jaamic adda Timacade University,waxan leeyahay Eebbe ha idinka abaal mariyo w axtarka dadkiina iyo dalkiina aad u gasheen.

Waxan ugu danbayn Ummadda reer Somaliland ee Gudo iyo dibadba ku  no ol xusuusinayaa in Timacade University haatan bilow tahay " taageero  dh aqaalena" u baahan tahay muddada dhaw iyo ta fogba.
 

 


Eng. Mohamed Abdillahi suweyn

Ottawa, Canada