Hambalyo Iyo Duco Rooska Hanad Iyo Maryan
Dhamaan reer Adan Qurux Iyo Reer
Farax Xuseen Iyo dhamaan
Axsaabtooduba wa xay Hambalyo Iyo duco aan la soo koobi karan u
dirayaan Hanada Yusuf Cabdilahi Adan
(qurux) Iyo
Maryan Farax Xuseen
oo Meherkooda Iyo Arooskooduba ka dhac ay magaalada
Brimingham ee
cariga Ingriiska maalintii jimaca 15/07/16 waxaanu Ilaahay uga
baryaynaa inuu ka dhigo qoyskii isku raaga wiil Iyo gabadha Ilaahay
siiyo ubada khayr qaba.Baara ka laahu fiikum .
Sidoo kale waxay
labada qoys ee Reer Adan qurux Iyo reer farax Xuseen mahad n aqa u
soo gudbinayaan dhamaan ehelkii qaraabadii Iyo asxaabtii ka soo qayb
galay Meherka Iyo Arooska Hanada Yusuf Cabdilahi Iyo Maryan Farax
Xuseen .Reekii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabada gala
Alahayow idinka yeel.
Mataan Omar, Sheffield .
|