HAMBALYO HESHIISKA DAKADA BERBERA EE UU BAARLAMAANKU ANSIXIYEY


 



anagoo ah shacbi weynaha ku dhaqan qaarada yurub,gaar ahaan wadanka holand.jaaliyada somaaliland wax garadka cuqaasha oday aasha .waaya araga iyo cid kasta oo u damqata wa daniyada, jecel hure u marka jamuuriyada somaali land, waxaanu ku faraxsanahay heshiiskan taariikhiga ah ee xukuumadu ku amaanan tahay baarlamankuna ku raacay ee ka dhacay wad a keenii,waxaanu leenahay hambalyo guul iyo hore umar u soo hoyday somaliland,

allaa mahad leh




caaqil xaaji cabdi maxamed guuleed
guurti maxamed yusuf buux
aqoonyahan cumar cali shabeel
oday cabdi xuseen bowda yare
mahdi jamac
cumar qiyaas



wa bilaahi tawfiiq