HAMBALYO IYO BOGAADIN SHIRKA BEESHA SACAD MUUSE EE KA FU R MA Y MAGAALADA AGABAR, GOBOLKA GABILEY BISHA AUGUST 18, 2013.-II

 



Dhammaan Qurba jooga Beelweynta Habar Awal ee ku noo Waqooyiga Ameerika waxay hambalyo iyo bogaadin halkan ugu gudbinayaan Shirka Beesha Sacad Mouse Uga furmay Magaalada Agabar ee Gob olka Gabiley. Shirku waa shir dhaqmeed aan marnaba laga filayn wax lid ku ah Jamhuuriyadda Somal iland.

Sidoo kale Qurba Jooga Beelweyntu waxay taageero la barbar joogaan Guddida qabanqaabada shirk a, Salaadiinta, Cuqaasha, Ganacsata, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo dhammaan inta ka hawl gashay qabsoomidda shirka. Ilaahayna waxanu idiinka baryeyna in go'aano wax ku ool ihi shirka ka soo baxaa n adkaynta wax wada qabsiga, midnimada, iyo walaaltinimada beesha gudaheeda.

Waxa kale oo shirka ka soo bixidoona go'aamo gundhig oo noqon doona adkaynta wada noolaashaha, midnimada, xasiloonida, nabadgelyada, iyo dhowrista jiritaanka iyo qarannimada Jamhuuriyadda Som alialnd.

Ahmed Ali Ibrahim
Awil Adam Mohamed
Hassan Osman Abdi
Hassan Abdi Mah
Hassan Dahir Saeed
Abdillahi Ahmed Warsame
Mohamed Ali Warsame
Yassein Abdillahi Elmi
Abdikareem Mousa Meygag
Meygag Mousa Meygag
Abokor Mousa Meygag
Mohamed Essa Meygag
Yussuf Mousa Meygag
Ahmed Mousa Meygag
Hassan Mousa Meygag
Abdirahman Essa Meygag
Sa'ad Essa Meyga
Fo'ad Essa Meygag
Ahmed Khan Mohamed Essa Meyga
Mohamoud Mohamed Essa Meyga
Hamza Mohamed Essa Meygag
Madar Mohamed Essa Meygag
Subeer Yussuf Mousa Meygag
Hamsa Yussuf Meygag
Daha Ahmed Mousa Meygag
Yassein Hassan Mousa Meygag
Mousa Yussuf Mousa Meygag
Abdirahman Hassan Mousa Meygag
Mohamed Hassan Mousa Meygag
Hassan Ahmed Mousa Meygag
Mohamed Abdillahi "Casuuro"
Mohamed Mohamed Abdillahi
Omer Mohamed Abdillahi
Abdi Hassan Bildhaaley
Kulmiye Adam Egeh
Bareh Adam Egeh
Mohamed Adam Egeh
Mustafa Adam Egeh
Saeed Mohamed Egeh
Hamud Saeed Egeh
Shirdoon Saeed Egeh
Abdirahman Adam Jama
Mohamoud Hadhiye
Ahmed Abdalla
Mohamoud Mohamed Xammaal
Mukhtar Madar
Ahmed Yussuf Shabeel
Abdikeyd Ibrahim Adam
Khaliil Abdillahi Farah
Ibrahim Elalyo
Hassan Elalyo
Adam Mohamed Egeh
Hassan Younis Abdilllahi
Mowlid Balayah
Gaaxnuug Cali Saabir
Abdiaziz Jama Badawi
Abdirahman Jama Badawi
Ahmed Abdi Jama
Idris Abdirahman Mousa "Biirshe"
Mustafa Abdirahman Mousa
Ahmed Ali Saeed
Ahmed Hassan
Saeed Beergeel
Fowsi Mustafe
Keyse Ali Banjawi
Mohamed Omer
Mohamed Batoun
Nasir Ali Farancis
Abdirahman Abdillahi Bulale
Zakariya Ismail
Samir Ali Geere
Liban Omar Essa
Ibrahim Mohamed Abdi Baltimore
Ahmed Mohamoud Jirdeh
Ahmed Abdi Ahmed
Mohamesd Hussein Essa
Mohamed Omar- Wajaale
Ali Tahar Mousa
Abdilqadir Elmi
Abdifatah Mohamoud Haji Ali
Abdirahman Mohamoud Haji Ali
Ahmed Mohamoud Haji Ali
Omar Abdillahi Aw Ismail
Dualeh Osman Ali
Abdilqadir Osman Ali
Abdillahi ahmed Ali
Abdirezaq Osman Ali
Yussuf Budle
Adan Abdi Omer
Ahmed Abdalla Mousa
Ismail Saacadaale
Ismail Sheikh Omar Muhumed
Abdirahman Ahmed
Mohamoud Adam
Ali Jirde
Saeed Hassan Ali Maal
Ismail Mohamed
Abdillahi Haybe Hirsi
Abdifatah Ismail
Abdiqadir Ismail
Mukhtar Ismail