HAMBALYO HAMBALYO AROOS WACAN

 

Dhammaan hawlwadeenada, maamulka iyo shaqaalaha Dallada NAGAAD ee gobolka TOG-dheer,dhammaan maamulka iyo hawlwadeenada Hay'adda Havoyoco, dhammaan maamulka iyo hawlwadeenada hay'adda Candlelight, dhammaan hawlwadeenada iyo maamulka Dallada TAWFIIQ , dhammaan hawlwadeenada iyo maamulka Dallada Kulmis, Dhammaan hawlwadeenada iyo maamulka ururka SOYVO iyo welib dhammaan  weriya asha iyo wakiilada hadhwanaagnews Media waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan....

ROOSKA BOQORKA IYO BOQORADA

Mudane: Ahmed Ali Jama

iyo
Marwo: Barwaqo Osman Aadan

oo xalay oo ahayd habeen salaasa soo gelayso kuna beegnayd 05-04-2010 ku aqal  ga lay magaalada Burco, waxaanay leeyihiin Noqda kuwii isku raaga,isku raaxaysta, isku dhego nuglaada, kalgacayl isla qaata abid aan goin, iskuna waara ubad khayr qabana kala hela.....
 

 


Aaaamiiiiiiiiiiiiiiin Aaaamiiiiiiiiiiiin Aaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin