Hambalyo Duqa degmada Burco, Maxamuud Axmed Xasan ( Dhego laab)
 


Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan Xildhibaanada cusub,ee golaha deegan ka degmada Burco, gaar ahaan Xildhibaan Maxamuud Axmed Xasan (Dhegola ab) ahna Duqa Degmada Burco ee an weli xilkii Mayarnimo lagala wareegin am a aan dib loogu dooran . Waxaanan ugu hambalyaynaa xilkan cusub ee dib loo gu doortay iyo wax qabadkii balaadhnaa ee uu muujiyay mudadii uu maayarka ahaa.

Waxaanan ilaahay uga baryayaa inuu xilkaas loo igmaday u fududeeyo,waxa anan rajaynayaa in hurumarkii degmada uu halkii kasii wado.Waxaan ayagana gaar ugu mahadnaqayaa taageerayaashiisii gudo iyo debedba iyo dhamaan dadkii u codeeyay.


ALAA MAHAD LEH .
 

 

 

S/maxamed C/laahi Xasan
Burco, Somaliland.
Sayidmaxamed22@gmail.com