Hambalyo dhallasho


 


Anigoo ku hadlaya magcayga iyo ka reer {eleye] waxan hambalyo halkan uga diyaa M ohamed Farah oo loo yaqaan {MO Farah} iyo xaaskiisa Tania oo dhawaan ay laba gabd hood oo mataano ah ugu dhasheen dalka {UK} waxan leeyahay adeer soo barbaara oo noqda kuwii dalkooda iyo dadkoodaba anfaca labada waalidna waxan leeyahay hambal yo mataanaha idiin dhashay
 

 


Mohamed Muhumed Eleye