hambalyo arooska Oo Ku Socota Yuusuf Maxamed Diiriye Iyo Muna Maxamed Kaahin oo ka dhacay Hargeysa

 


 

Axmed Kaahin Axmed, Siciid Maxamed Kaahin & Xaaskiisa, C/kariim Maxamed Kahin, Maxamuud Maxamed Kaahin, Axmed qani maxamed kaahin, Asma Maxamed Kaahin iyo odeygeeda, muna ma xamed kaahin, safiya maxamed kaahin, foosiya maxamed kaahin iyo caruurteeda iyo dhamaan reer Calas, Sidoo kale waxa Dirayaa Hoodo Maxamuud Xasan Cidin, Muna Cabdi Suudi Sahra Nuur
waxay hambalyo iyo bogaadin iyo tahniyad u dirayaan Arooska.


Yuusuf Maxamed Diiriye

Iyo

Muna Maxamed Kaahin



Oo Arooskooda Ka Dhacay Hargeysa 25.March.2014 waxay illaahay uga baryayaan inay noqda an qoyskii isku waaree ubad khayr qaba kala hela Aaamin Aamiin Aamin.