HANBALYO ku socta gudoomiyaha Xisbiga ee shanta Sano ee Danbe iyo Dhawaaqii Maanta ee ahaa waxaan u taaganyahay Jagada Musharaxa Madaxweynaha Mudane Muuse Biixi Cabdi

 


Marka hore waxaan aad iyo aad u soo dhaweynayaa, aniga iyo Madaxda Xisbiga Cuq aasha, Culuma diinka, Dhalin yarada, Haweenka ee ku sugan dalka dibadiisa iyo gudih iisa khudbadii uu ka jeediyey ama ka soo yeedhay markii shirkweynaha Qarank a ee xisbiga Kulmiye kaas oo ahaa mid taariikhda galay oo qiimo lahaa HANBALYO HANBAL YO. Taxgalin Xisbiga Kulmiye waa mid ku dhisan nadaam dimoqraadi ah kaa oo maacn aheedu yahay cid kasta oo xisbiga ka tirsan in la dooran karo wax na doo ran karto oo uu u tartarmo jagada gudoomiyenimada iyo Musharah Madaxweyba labadan jag aba Hanbalyo Hanbalyo Aniga oo taas ka ambaqaadaya waxaan leeyah ay adiga naft aada waxaan ku leeyahay soo dhawoow Hogaanka ama Gudoomiyaha Xisbiga Shanta Sano ee soo socda ku na soo dhawoow inaad xisbiga hogaamiso, oo aad halkii ka sii wado Gudoomiyanimada xisbiga Kulmiye.


xisbigu wuxuu baahan yahay qof daacad ah sida mujaahid Muuse biixi.

waxaan in taas ku darayaa ama aan u sheegayaa taageerayaasha xisbiga Kulmiye ama qof kasta oo lexejaclo ka hayso jiritaanka xisbiga Kulmiye inu taageero Geesiga muuse biixi.maxaa yeelay waa gudoomiye daljecel oo taariikh aan halkan lagu soo koobi Karin leh una soomaray halgan dheer Somaliland.

mujaahid Muuse waa nin ay ku dheertahay Somalilandnimadu kana hor yimaada cad owga somaliand, Muuse waa geesi, cadowgu ka baqo. oo aan dhici Karin, cid dalka uga lexejeclo badani oo aad iyo aad u yartahay. Mujaahid Muuse waa nin daacad ah siyaasada xisbiga iyo dalka iyo dadkaba.

aniga oo kaa ka duulaya waxaan leeyahay Mujahid waa tiir dhexaadka Somaliland,m arkaan eego taagerajaasha uu haysto waxaa odhan karaa mijaahid Muuse biixi cod ka uu haysto ama uu keeni karo ama u keenay tusaale ahaan markii loo codaynaye y madaxweyne Siilaayo waxaa is leegaa inta Somaliland ka codeeyey iyo inta taag eero ee oo mujaahadku keenay .

aniga oo aan ka been sheegayn waxaa qoobjoog u ahaa xiligaa oo aan ka soo urur iyey iyada taariikhaysan wakhtigii doorshada madexweynaha 26/06/2010. imkana waxaanu diyaar u nahay inaanu siino cudud iyo cod midaysan oo aan u horno.
waxaanu diyaar u nahay , aduun iyo arinba diyaar baan nahay

sikastaba ha ahaatee, Muuse waxaan ku leeyahay, Marlabaad Hanbalyo koobiKarin. Mudane/Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi, diyaar ayeynu u wadda nahay waxkasta oo geesigeenna ama hormoodka dalka aan ku saacidayno

Somaliland hanoolaato
 


Guul iyo Gobonimo by axmed Aadan mooge
Great britain