Hambalyo Hambalyo Mayork cusub ee loo doortay degmada
Gabiley,Maxamed Amiin Cumar Cabdi
Anigoo ku hadlaya magacayga,Shiine Cali Muse,waxaan
hamablyo,bogaadin iyo ducaba u dirayaa
Mayorka cusub ee loo doortay degmada Gabiley,Maxamed Amiin Cumar
Cabd i,oo ah nin dhalinyaro ah,aqoon yahan ah,
karti leh,mudadii uu ka tirsanaa Golaha degaa nkana si weyn uga dhex
muuqday.
Waxaan Maayorka cusub ee degmada Gabiley,Maxamed Amiin Cumar
Cabdi,Rabbi uga ba ryayaa inuu xilkaa loo doortay ku asturo, u
fududeeyo,ku guuleeyo,horumar iyo wax qa bad ballaadhanna ku soo
kordhiya degmada Gabiley iyo Guud ahaan Gobolkaba,aamiin.
Shiine Cali Muse
Hargeysa,Somailand
|