SOMALILAND
Madaxweynaha Jamhuuriyada
Somaliland, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siil aanyo) waxa uu
hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa shacbiga Soomalilaand debed iyo gu
daba isagoo manta ciida ku ciiday London, UK, waxuu u rajaynayaa
xujayda sanadkan waajibaadkooda gudatay in Alle ka aqbalo, nabad iyo
caafimaadna ay ku soo gurya no qdaan, dhammaanteena in Alle inaga
ajiibo ducooyinka inagana yeelo kuwa uu karama da maalintan uu
naarta ka xoreeyey. Waxa Madaxweynahu u rajaynayaa dhammaan
qoomiyadda Soomaaliyeed iyo ummadda islaamka ee kale ciid barakaysan,
barwaaqa ysan oo nabdoon.
|