Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa Ee Komish anku Ku Dhawaaqay Iyo Cododka Ay Axsaabtu Kala Heleen
 


Liiska Xildhibaanadda cusub ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa u............

Hargeysa (TNN) - Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ee Komishanka Doorashooyinka Qaranku Caawa ku dhawaaqay.

Liiska Xildhibaanadda cusub ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa u dhignaa sidan:-

Umadda Waxa U Helay 25103 Cod.

1. Axmed Cali Haybe Nuur, waxa uu helay 3786 cod.
2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan, waxa uu helay 2949 cod.
3. Musatafe Cismaan Daahir, waxa uu helay 2861 cod.

UCID waxa uu helay 35,823 cod

1. Maxamed Aw Aadan Wayrax, waxa uu helay 4477 cod.
2. Khadar Ibaraahim Axmed, waxa uu helay 3544 cod.
3. Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maxamed, waxa uu helay 3003 cod.
4. Maxamed Cabdi Aadan Yuusuf, waxa uu helay 2266 cod.

Kulmiye

1. Hanad Xaashi Axmed, waxa uu helay 5474 cod.
2. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Saltelco) waxa uu helay 4455 cod.
3. Cismaan Xasan Faarax (Waxar), waxa uu helay 4151 cod.
4. Eng. Yuusuf Warsame Saciid, waxa uu helay 3793
5. Axmed Siyaad Muxumed, waxa uu helay 3625 cod.
6. Axmed Daahir Axmed, waxa uu helay3484 cod.
7. Cabdi Cali Yuusuf, waxa uu helay 3265 cod.

Dalsan Waxa uu helay 20,060 cod.

1. Cabdicasiis Aadan Habane (Sisto), waxa uu helay 3589 cod.
2. Fa’aad Saxardiid Caabi, waxa uu helay 2499 cod.

Rays, waxa uu helay 11,865 Cod.

1/. Khadar Xuseen Cali (Bohosha), waxa uu helay 1877 cod.

Waddani waxa uu helay 39,369 Cod.

1. Maxamed Warsame Caalin, waxa uu helay 5315
2. Cabdiqani Yuusf Cabdilaahi, waxa uu helay 2969 cod.
3. Cabdilahi Aadan Cali, waxa uu helay 2902 cod.
4. Cabdirisaaq Faarax Xasan, waxa uu helay 2621 cod.

Xaqsoor, waxa uu helay 33,366 cod.

1. Saleebaan Daahri Cabdilaahi (Dugax), waxa uu helay 4558 cod.
2. Cabdilaahi Aw Aadan Maxamuud, waxa uu helay 2899 cod.
3. Cabdilaahi Saciid Faarax, waxa uu helay 2719 cod.
4. Deeq Ducaale Cismaan, waxa uu helay 2364 cod.
 

 



Timaacde News Desk
Hargeysa , Somaliland