Halkan Ka Akhriso Khudbadii Ay Maayirka Gabiley Ka Jeedi say Xafladii Lagu Maamuusayey Waxqabadkeeda

 



Horumarkan la sameeyey dhaqaalaha lagu sameeyey meel kale kamuu iman ee.............


Hargeysa (TNN) - Maayirka Gabiley Khadra Xaaji Gaydh oo ahayd Gabadha Xaflada lagu maam uusayey oo markii Shahaado sharafta la gudoonsiiyey halkaa hadalo kooban ka soo jeedisay ayaa ka warantay sida ay ka Xukuumad ahaan uga go’an tahay horumarinta Dalku, waxaanay tidhi “Kolay Muwadiniin dhaba ayaad tihiin SOCSA oo aniga waxaad igu soo xulateen waa waxq abadka oo haddii aad halkaasi taagan tihiin horumarkaa mid la mid ah ayuunbaydun sameyn lahaydeen.

Horumarka aanu sameynay waxa ugu wacan Hogaamiyaha Dalka Axmed Siillanyo oo runtii na gu dhiirigeliya sidii aanu Bulshada horumar ugu sameyn lahayn oo waa balan qaadyadii Xukuu madda maanta jirta, taasi oo ah in la yareeyey Musuq maasuqii dalka lagu cuni jiray.

Horumarkan la sameeyey dhaqaalaha lagu sameeyey meel kale kamuu iman oo tusaale ahaan Kastankii kala baydh ee Dhaqaaluhu naga soo galaa hore wuu ugu yaalay, laakiin waxa lagu sameeyey uun hagaajin iyo in Musuqmaasuqa lala dagaalamo oo umadda wax loogu qabto”

 

 


Sacad Muse Cabdi
Sacad098@hotmail.com
Timacade News Desk
Hargeysa/ Somaliland