HABALYO KU SOCOTA WASIIRKU XIGEENKA CUSUB CABDIDHEERE
diraynaa Ex Xildhibaan Cabdi Daahir Camuud shaley loo magacaabay
Wasiir ku xigeenka wasaarada Gashaandhiga waxaanu ku leenahay
hanbalyo hanbalyo Cabdidheere
EX Xildhibaan Cabdi Daahir Camuud oo ka tirsanaa Mudaneyaasha Golaha
Wakiiladda Somaliland xiligii dawladii uu hogaaminayey Maxamed
Ibraahin Cigaal Ilaahay how naxariistee imkana ka tisaanaa xisbiga
KULMIYE ee talada haya kuwa ugu firfircoon gaar ahaan laanta Bristol
uk. markaa waxaan hubaa inuu yahay xubin xul ah marka la eega waafaq
sanaanta xisbiga taas oo manaheedu yahay Xuquuqda Qofka oo ah inuu
wax dooran karo lana dooran karo,sidaa darteed waa sax mr Camuud in
uu ka mid noqda wasiirada maanta iyo kuwa bariba ee xisbigan talada
haya maanta.
hadaba waxaan odhan lahaa Madaxweynaha : Madaxweyne Axmed Maxamed
Maxamuud waxaad dooratay ragii guusha kula dhaliyey ayuu ka mid
yahay Mr camuud markaa xaguu kaa xigo ka seexo waa saaxiibkaa,waa
xaabkayo waa saaxiib Kulmiye Cabdidheere .
intaa kadib waxaanu Cabdi Daahir Camuud ku leenay noqo kii dalka iyo
dad,diinta Somaliland oo dhan u sheqeeya masuulna cadaali ah noqda
aamii aamiin.
. 1) Maxamed Xaashii Bacado Gudoomiye Kulmiye Kulmiye Bristol uk
2) Cabdixakiim Qootaali
3) Axmed Aadan Mooge
4) Ing Xuseen Axmed Caydiid
5)inj Mahamoud Mohamed Bidde
6) Hanad Jaamac Yaasiin
7)Rashiid Maxamed Cilmi (QUDDE
8) Ahmed Cumar Xasan
9) Cabdisalaan Cali Cabdi
10) Aadan Cumar Xasan
11) Abdirasaaq Ibrahim Kooshin
12) Ciise Maxamuud Caydiid
13) Maxamed Cabdi Fahfahle
14) Xasan Yusuf Siiciid
15) Cali Daahir Siiciid
16) Yuusuf Warmahaye
17) Mukhtar Xasan Xaashi
18) Maxamed Cali Good
19) Cabdi Gamuute
20) Cumar Siyaad Cabdillahi
21) Haybe Cali Guun
22) Khaliif Maxamed Cabdi
22) Mahamed Adan Cumer (m dhere)
23)Hassan Ali Amaan
24)Yuusuf Maxamedcade
25)Siciid Calihakaale
26)Faysal Maxamed Badaawi
27)Maxamed Kowsaar Yuusuf
28) Cabdillaahi Caydiid
29) Caydaruus Keyse
30)Keyse Cabdi Caliwayd
31)Ali Mawliid Aw Ali
32)Mohamoud Mawliid Aw Ali
33)Mukhtaar Mawliid Aw Ali
34)Mustafe Xaashi Cusmaan
35)Ciise Mohamoud caydid
36)Mohamed Abdi Obsiiye
37)Yuusuf Mohamed Cade
38)Mohamed Ali Xeyder
39)Bashiir Adan
40)Ibraahim Mohamed H Abdi Caamir
41)Cabdiraxmaan Xasan Cumar
42)Cabdi Maygaag
43) Cabdi Cismaan Xirsi (cabdi dhoore)
44) Ismaaciil Maxamed (ILDAB)
45) Muuse Gaanbiye
46) Ibraahim Cali Cawad
Guul iyi gobonimo
Wabilaahi Toowfiiq.by Axmed Aadan Mooge
Bristol uk.
|