Gudoomiyaha Hayada Wadaniga Ee ODHA Marwo Faadumo Siciid Oo Hmablyo udireysa Eng Fadumo Cali madar

 

 


Hargeysa (TNN)-Ugu Horeyn waxaan salamayaa dhamaan bahweynta saaxafada somaliland gaar ahaan websiteyada oo runtii dadaal badan muujiyey iskuna xidha bulshada somaliland ee qurbaha iyo kuwa dalka jooga,waxaan jecelahey inaan hambalyo balaadhan halkan ugusoo gudbiyo Eng Fat ima ali madar oo dhawaan guul balaadhan kasoo hoysay doorashadii golaha deegaanka ee Norwey Gaar ahaan Oslo.


waxaan leeyahey fadima halkaa kawad dadaalka aad bulshada somaliland ugu jirto xaga walba wa xaan aad ugu faraxsanahey in sanadkan guulo balaadhan ay gaadheen haween weynaha somalila n d hadeynoqoto xaga doorasho,dhinaca imatxaanaadkii shaahaadiga ahaa ee dusgiyada dhex iyo kuwa sare iyo walib Jaamacada ADMAS oo iyana gabadhi ugu sareysay sanadkan.waa wax lagu f arxo guushaa baladhan ee ay gaahdeen Haweenku.


waxaan leeyahey Eng.Fatima Ali Ilaahey sxw hakuu fududeeyo xilkaasi aad qabatey ,waxaanan raj eynayaa inaan bulshada somaliland ee u heelan ictiraafka aad guulo balaadhan gaadhsiin doonto,H ambalyo Hambalyo Hambalyo.


 

 


Fatima Said Ibrahim

Gudoomiyaha Hayada Wadaniga ah Ee ODHA
ibrahim_fatima@hotmail.com
Hargeisa Somaliland