GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA S/LAND AHNA GUDOOMIYAHA URUR-SIYAASADEEDKA WADDANI IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO SAAKA KA SOO DEGAY GAROONKA DIYAARADAHA EE HEATHROW

 


London (TNN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka S/Land ahna Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka Waddani Mudane A/raxmanMohamed A/llahi Ciro iyo wafti balaadhan oo uu horkacayo ayaa saaka ka soodeg ay

London-(HWN)-GudoomiyahaBaarlamaanka S/Land ahna Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka Waddani Mudane A/raxmanMohamed A/llahi Ciro iyo wafti balaadhan oo uu horkacayo ayaa saaka ka soodeg ay Garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport ee caasimada Waddanka In griiskaee London. Gudoomiyaha iyo waftigan ayaa markay halkaas ka soo degeen, waxa si diiran ugu soo dhoweeyey dadweyne aad u tiro badan oo halkaas ku sugnaa, kuwaasoo isu gu jiray shacabka S/land iyo taage erayaasha Ururka Waddani oo ka kalayimid dhamaanba gobolada iyo magaalooyinka waddankan Ing riiska.

Gudoomiyaha oo ay safarkiisa ku weheliyeen xubno ka tirsan hogaanka UrurkaWaddani ayaa waxaa ka mid ahaa Mudane Mustafe A/Llahi oo ahaa GudoomiyihiiUrurkii Horyaal ee dhowaa ntan ku biiray Ururka Waddani, ambassador Ahmed HassanEgal oo hore u ahaa xoghayihii gu ud ee Udub, balse ha da ka tirsan MadaxdaUrurka Waddani iyo weliba A/rahman Sheekh Xus sein oo hore u ahaa wakiilkii Udubee UK balse u digo-rogtay Ururka Waddani iyo Mohamed Ali Abdi. Gudoomiyaha iyowaftigiisan ayaa markii ay soo degeen warbixinta ku saabsan safarko oda siiyeyTvga Horn cable iyo Universal Tv oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha iyagoo sidoo kale goobta uga mahadceliyey shacabweynaha S/land, taageerayaashooda iyo warbaahint aba sida qiimaha badan ee ay ugu soo dhoweeyeen Wa ddankan ay safarkakooban ku yimaa deen. Gudoomiyaha iyo weftigiisa ayaa ka dibna loo sii gelbiyey Hoteelkii loogu talogalay inay ku nastaan.
 

 

 


Afhayeenka Ururka Waddani UK
Qasim Aadan Saleebaan
Kasslmn@aol.com