Gudiga Ictiraaf Raadinta oo laga dhawaaqay
wadanka Holland
 



Shir maanta ay isugu yimaadeen Guuritda Jaaliyada Holland, ayaa l lagu shaaciyey magacyad a gudiga ictiraaf raadinta ee wadanak Holland, Ayda oo gudigu tixaacayso amarkii gudoomiy aha-qurbajoogta ee ahaa in 7 maal-mood gudahood lagu soo magacaabo Gudiga ictirraaf raad inta, ayaa maanta goaankaasi la soo gaba-gabeeyey, Magacyaduna waa sida hoos ku qoran:-

1- Ismaciil Yuusuf Goore Gudoomiye
2- Qaasim Diirye qaalib Xubin
3- Abdicasiis Cali Shire Xubin.
4- Nimco Omar Adan Xubin
5- Sucaad Cali Xubin
6- Fikri Cali Xubin
7- Dr. Sahal Yusuf Ismaciil Xubin
8-Ycaquub Adan Xubin
9-Mohamuud Abdalla. Xubin

Waxaanu idiin rajeynaynaa inaad hawshaasi la idiin xil saaray guul ka soo hoyn doonta.
Sidaa iyo haw wanaagsan.

Guurtida Jaaliyada Holland.