WAR-SAXAAFADEED

 



 


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahayJSL/M/MG/083-3825/022016 ku Magacaab ay Gudi heer qaran ah oo u xilsaaran Abaaraha dalka ka jira, gudidaas oo uu Gudoomiye u noqon doona Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

Xubnaha Gudida Madaxweynuhu Magacaabay.

Ku: Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland

Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

Ku: Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Mudane Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed

Ku: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

Marwo Samsam Cabdi Aadan

Ku: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah

Dr. Muuse Qaasim Cumar

Ku: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga

Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami

Ku: Xog-hayaha Golaha Wasiirrada

Mudane Sharmarke Axmed Muxumed

Ku: Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga

Muddane Maxamed Shukri Jaamac

Ku: Mudane, Farxaan Liibaan Axmed

Ku: Mudane, Maxamed Cali Maxamed

Ku: Mudane, Cabdiraxmaan Faarax Xarbi

Ku: Mudane, Cabdi-wahaab Maax Maxamed

Ku: Mudane, Cabdiraxmaan Cali Cabdi

Ku: Sheekh, Ciise Maxamuud Cabdillaahi

Ku: Sheekh, Cawil Faatax Shire

Ku: Sheekh, Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Sheekh Cabdi

Ku: Sheekh, Maxamed Aadan Muxumed

Ku: Sheekh, Xasan Cabdi-salaan Sheekh Cali



Ujeeddo: Magacaabid Guddi


Mudanayaal,

Sida aad la socotaan, waxa dalka ka jira abaaro ba'an oo waxyeelo u gaystay xoolihii, da aqii iyo dadkiiba. Sidaas darteed, waxa daruuri ah in gurmad bini'aadanimo oo degdeg ah la gaadhsiiyo Bulshada Somaliland ee ay abaaruhu sameeyeen.

Haddaba, waxaan idiin magacaabay inaad noqotaan Guddida u xilsaaran isku-dubarididda qaadhaan uruurinta dadweynaha iyo qorshaynta kaalmada la gaadhsiinayo dadkaas taba alaysan, waxaana Guddoomiye idiin noqon doona Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaan idinka rajaynayaa in aad hawshaas xil mug leh iska saari doontaan.





ALLAA MAHAD LEH



Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)