Guddoomiyihii wargeysa HAATUF Iyo Tafatirihii oo xoriyadoodii
loo soo celiyey

Hargeysa (TNN):-Guddoomiyaha
wargeyska
Haatuf , Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tafa tirihii, Axmed Cali Cige, ayaa goor dhaweyd Xabsiga laga
sii daayay, ka dib markii ay muddo laba todobaad ah ku
xidhaan Xabsiga Magaaladda Gabiley.
Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf
ayaa maanta lagu war-helay iyagoo dib u halay Xo riyadoodii, mana jiraan sababaha ka dambaysa sii dayntoodda,
iyadda oo shalayn a ay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ay
guddo gashay Dacwaddii loo haystay.
Timaacde News Desk
Hargeysa ,Somaliland
|