Guddoomiye Ku Xigeenkii Ururka Xaqsoor Cali Sandule Oo Xoriyadiisii Loo Soo Celiyay
 



Riyadh (TNN)-Wararka aan ka helnay wakiilka Khaliijka ee ururka Xaqsoor Mud. Axmad Maxamad Siciid ayaa cadeenaya in dhibaatadii yareed ee aay damacsanaayeen dad dhi b wadayaal ah oo ku sugnaa deegaanka Xudun aay imika soo dhamaatay.

Wakiilku waxa kale oo uu noo cadeeyay in isaga iyo dhamaan waftigii uu hogaaminaye ey Gudoomiye ku xigeenku ururku Mud. Cali Maxamed Axmed (Cali Sandule) aay ku sug an yihiin magaalo madaxda gobolka sool ee Laascaanood.

Sidoo kale waxa uu qayaxay wakiilku in dadka deegaamada bariga Somaliland aay maa nta diyaar u wada yihiin sidii aaya si xarago leh ku dhiiban lahaayeen codkooda.

Axmad Siciid waxa uu ku talo galiyay shacab waynaha Somaliland bari ilaa galbeed in aa y ilaashadaan nabad aay ku nool yiihiin iyo horumarka balaadhan ee dhinaca dimuquraa yada taas oo min magaalo ilaa miyi ninka geela la joogaa uu xor u yahay in uu cidii wada nka hogaamin laheed shantii sanoba mar uu soo doorto, waana wax aay wadamo badan iyo umado badan oo aduunka ku nooli aayna nasiib u laheen.






Mustafa Cali Xasan
Xidhidhiyaha Xafiiska Xaqsoor ee KSA