Guddoomiye Jaaliyada (LEEDS SOMALILAND COMMUNITY CENTER) oo Shacabka Somaliland Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-Adxa

 

 

Guddoomiyaha Jaaliyada rer Somaliland Kudhaqan Magalada LEEDS UK oo ku hadlaaya mag aciisa, hoggaanka jaaliyada , guddida fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta, iyo dh ammaanba Jaaliyada rer LEEDS ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa, ayaa waxa uu hambalyo iyo boggaadin uu u dirayaa dhammaanba umadda Islaamka ah, gaar ahaan Shac abka Somaliland, goleyaasha Qaranka, Xisbiyada, Ganacsatada iyo Culimo aw-Diinka, isaga oo ugu hambalyeynaaya munaasibadda ciidal Adxa awgeed.

Md. Guddoomiyaha, waxaa sida oo kale uu leeyahay shacabka reer Somaliland Ciidal Caafiy a, Ciidal Caafiya, Ciid Mubaarak, Kullu-Caam Wa-Antum Bil-Khayr , isaga oo Illaahayna uga baryey in ay sannadka sannadkiisa ku gaadhaan bash bash, barwaaqo, horumar , caafima ad iyo sida oo kale in ay beesha caalamka ka helaan Ictiraaf dhammaystiran. Waxa kale oo uu Eebe caafimaad taam ah u weydiiyey dhammaanba inta xanuunsanaysa isaga oo u rajee yey in Alle uu ka dulqaado xanuunkoodaas.

Guddoomiyaha Jaaliyada, waxa kale oo uu Eebe uga baryeyaa umadda Islaamka ah in uu in tii Soomanayd uu ka aqbalo acmaasha suuban, intii Xajtay ee buurta Carafa taagnayd-na uu ducadooda ka ajiibo. Amiin Amiin.

Kullu-Caam Wa-Antum Bil-Kheyr

 



Guddoomiyaha :- LEEDS SOMALILAND COMMUNITY CENTER UK
A. H (WARMAHAYE)
07944334512