WAR-SAXAAFADEED

 

 


“Ku: Amiin Muuse Xirsi Gabiley

Ku: Xasan Cabdillaahi Xirsi Burco

Ku: Axmed Ismaaciil Jaamac Borama

Ku: Maxamed Cawad Faarax Ceerigaabo

Ku: Axmed Maxamed Daadey Laascaanood

Ku: Saalax Muxumed Idiris xarunta dhexe ee xisbiga

Ku: Cali Jaamac Maxamed Xarunta dhexe ee xisbiga

Og: Sahal Aadan Maxamed Burco

Og: Muuse Carab Dugsiiye Awdal



Ujeeddo: Magacaabid xilal

Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 01/09/2015, waxa loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran mid walba xilka ku hor qoran.

Amiin Muuse Xirsi – Guddoomiyaha Gobolka Gabiley
Xasan Cabdillaahi Xirsi – Guddoomiyaha Gobolka Togdheer
Axmed Ismaaciil Jaamac – Guddoomiyaha Gobolka Awdal
Maxamed Cawad Faarax – Guddoomiyaha Gobolka Sanaag
Axmed Maxamed Daadey – Guddoomiyaha Gobolka Sool
Cabdillaahi Maxamuud Guray – Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Sool
Jaamac Dheeg Cartan – Xoghayaha Gobolka Sool
Saalax Muxumed Idiris (Shiine) – Xidhiidhiyaha (Co-ordinator) Gobollada iyo xarunta Dhexe ee xisbiga KULMIYE
Cali Jaamac Maxamed – Madaxa warbaahinta (media) ee xarunta xisbiga KULMIYE.

Guddoomiyayaashii horena waxa looga mahadcelinayaa sidii wanagsanayd ee ay noola soo shaqeeyeen, iyaga oo soo gali doona xarunta dhexe ee xisbiga.”