Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye , Mujaahid Muse Biixi C abdi ,oo tacsi u
diray Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday magaalada
magaalada Hargeysa
Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE,
ahna murrasha xa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka
wakiil ah Guddiga Fulinta, Gol aha Dhexe iyo guud ahaanba
taageerayaasha xisbiga waxa uu tacsi tiiraanyo leh u di rayaa qoyska,
qaraabada, xisbiga KULMIYE iyo guud ahaan shacabka geerida ku timid
Dr. Cumar Cilmi Dixood, oo ku geeriyooday cusbitaalka Edna ee
magaalada Hargeysa maanta 01/04/2016).
Dr. Cumar Cilmi Dixood waxa uu ahaa La-taliyaha gaarka ah ee
siyaasadda Madaxweyn aha Somaliland, Mudane Axmed Siilaanyo, isla
markaana waxa uu xubin ka ahaa Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE.
Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi waxa uu qoyska, qaraabada iyo shacabka
Alle uga bary ayaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo geerida Dr. Dixood.
Aamiin….Aamiin….Aamiin.
Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE
|