Guddoomiyaha Wakiiladda Oo Isku Shaandheyn ku Sameeyay Guddi
Hoosaadyada aqalkaas
Hargeysa (TNN):- Guddoomiyaha Golaha
Wakiiladda Somaliland Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabd ilaahi (Cirro)
ayaa isku shaandheyn balaadhan ku sameeyay dhammaan Guddi
hoosaadyada aqalk aasi.
Isku shaandheynta guddiyadda
Guddida Joogtada iyo Anshaxa
1 Cabdiraxamaan Maxamed Talyanle
2 Baar Siciid Faarax
3 Ibrahim Caraale cabdi
4 Siciid Cartan Cismaan Farax
5 Maxamed Saalax Cige
6 Maxamed Dhunkaal Guutaale
7 Maxamed Cumar Maxamed (Bulqaas)
8 Cabdi Maxamed Jamac (Gaagale)
9 Jaamac Xasan Aadan
10 Maxamed Xuseen Xaaji Ciise
11 Mahdi Cabdillaahi Maxamed
12 Adan Maxamuud Hoori (Matan)
13 Axmed Barkhad Obsiiye
14 Cali Sh. Ibraahim Aareeye
15 Cabdillaahi Xuseen Cige (Balaki
16 Axmed Ducaale Bulaale
17 Ibrahim Mahdi Buubaa
II. Gudidda Arrimaha Gudaha Difaaca iyo Nabadgelyada.
1 Cabdiraxmaan Muuse Jaamac
2 Xamse Maxamed Gaadaweyne
3 Cabdiqaadir X. Ismaciil Jirde
4 Cali Xasan Maxamed
5 Baashir Sh. Xuseen Tukaale
6 Maxamed Xaaji Jaamac Cilmi
7 Xaashi Xuseen Caabi
8 Cali Xaaji Maxamed Muuse
9 Ibraahim Jaamac Cali (Rayte)
III. Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka iyo la dagaalanka
musuqmaasuqa.
1 Nasiir Xaaji Cali Shire
2 Axmed Yaasiin Sh Ali Ayaanle
3 Xuseen Ismaciil Yuusuf
4 Ibrahim Axmed Haybe
5 Maxamed Cali Hersi
6 Cabdiqaadir Jamac Xamuud
7 Mahadi Yuusuf Cadare
8 Cabdikariin Aw-Cali Shabeel
IV. Guddida Deegaanka, Khayraadka Dabiiciga ah.
1 Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan
2 Maxamed Baaruud Shide
3 Axmed Maxamed Nuur
4 Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
5 FaaraxMaxamed Cabdulle
6 Siciid Warsame Ismail
7 Axmed Xasan Aadan (Waysocadde)
8 Maxamed Yusuf Axmed (Wabeeyo)
V. Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga
1 Maxamuud Axmed Obsiiye
2 Abdulqaadir Jibriil Tukaale
3 Abdiqadir Askar Xasan
4 Farxaan Maxamed Cali
5 Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac)
6 Hussein Maxamed Cige
7 Cumar Axmed Saleebaan
8 Siciid Maxamed Cilmi
9 Saleebaan Yuusuf Cali Koore
VI. Guddida Arrimaha Bulshada iyo Diinta.
1 Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
2 Maxamed Axmed Dhakool
3 Maxamed Faarax Qabile
4 Xasan Cawale Caynaan
5 Maxamed Jaamac Cali Guuleed
6 Saleebaan Cawad Cali (Bukhari)
7 Maxamed Barkhad Migane (Xamal)
8 Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac ( Aw-xoog)
9 Abubakar Cabdiraxmaan Good
VII. Guddida Arrimaha Dibedda
1 Maxamed Cumar Xaashi
2 Maxamed Jaamac cabdi
3 Adan Hagi Deria Dirir
4 Xariir Siciid Bulaale
5 Abdillahi Axmed Yusuf Madar
6 Cabdicasiis Ismaciil Ducaale
7 Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaadhere)
8 Fu?aad Sh. Muxumed Cabdulle
9 Axmed Cabdi Nuur (Kijandhe)
VIII. Gudidda Dastuurka, Garsoorka, Cadaalada & X. insaanka ee
Golaha Wakiilada
1 Siciid Cilmi Rooble
2 Abdirahman M Jaamac (lawyer)
3 Muuse Maxamed Ismail
4 Ibrahim Axmed Raygal
5 Xasan Muuse Hufane
6 Maxamuud Jaamac Warfaa
7 Cali Maxamed Adan (Cali Bare)
8 Maxamed Cumar Adan jiir
9 Khadar Aadan Xussen.
|