Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed  (Xama ri) ayaa maanta soo saaray qoraal uu taliyaha police ka Somaliland Max’ed Saqadhi  Dub ad uu kaga codsanayo in uu xoojiyo nabadgelyada xarumaha xisbiyada qaranka.
 


Uj: Nabadgelyada Xarumaha Axsaabta



Mudane Talliye iyadoo haatan la gudagalayo hawlihii doorashada madaxweynaha  waxa an idinka codsanaynaa in si buuxda loo ilaaliyo, lana siiyo ciidan suga amaanka  xaruma ha axsaabta qaranka oo ah gobo muhiim u ah taaba-galinta doorashada madaxweynaha si looga nabad-galo cadowga Somaliland ee ka soo horjeeda horumarka, gooni-isutaaga iyo geedi socodka dimuquraadiyada

 

 



Allaa Mahad Leh


Guddoomiyaha Guddida Doorashada
Ciise Yuusuf XaajiMaxamed (Xamari)