WAR-SAXAAFADEED

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed
Cabdilaa hi (Cirro) ahna guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee
WADDANI oo ku hadlaay a magaciisa iyo ka Xisbiga WADDANI ayaa waxaa
uu hambalyo iyo bogaadin balaa dhan uu u dirayaa dhamaanba Shacabka
reer Somaliland iyo guud ahaanba umad da Islaamka ahi meel kasta oo
ay joogaanba munaasibada Ciidal Adxa awgeed.
Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxaa uu
munaasibada Cii dal Adxa awgeed uu leeyahay Ciid Mubaarak,Ciidal
Caafiy,Kullu Caam,Wa Antum, Bil Khayr.
Md.Cabdiraxmaan Cirro waxaa sida oo kale uu Illaahay uga baryeyaa
dhamaanba shacabka reer Somaliland in ay Sanadka,Sanadkiisa ay bash-bash,barwaaqo
iyo c aafimaad qab ay ku gaadhaan,Inta Xanuunsanaysa ee jiiftana uu
Illaahay uga bar yeyaa in uu Xanuunka ka dulqaado,Caafimaadna
siiyo,Sida oo kalena intii dhimata yna Alleh u danbi dhaafo una
naxariisto.
Amiin Amiin Amiin
Wa Kullu Caam,Wa Antum,Bil Khayr
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI
Md: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) |