WAR-SAXAAFADEED

Xisbiga KULMIYE (Xisbiga Midnimada Iyo Horumarka JSL)
April 24, 2016
Ujeeddo: Tacsi
Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE,
ahna murrash axa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka
wakiil ah Guddiga Fulinta, Go laha Dhexe iyo guud ahaanba
taageerayaasha xisbigu waxa uu tacsi tiiraanyo leh u di rayaa qoyska,
qaraabada, ehelada iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland geerid a
ku timi Marxuun Maxamuud Caydiid Laf-cambe oo ku geeriyooday dalka
Canada sha lay oo taariikhdu tahay 23/03/2016, kadib xannuun haleelay.
Marxuum Maxamuud Caydiid Laf-cambe oo ka mid ahaa aqoonyahankii iyo
odayaashii caanka ahaa reer Hargeysa ee doorka waxtarka wanaagsan ka
soo qaybqaatay, wax a uu hadda xubin ka ahaa xildhibaannada Golaha
Dhexe ee xisbiga KULMIYE.
Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu Alle uga baryayaa inuu Marxuumka ka
waraabiyo jan nadiisa Fardowsa, qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud
ahaan shacabkana uu samir i yo iimaan innaga siiyo Marxuumka. Aamiin….Aamiin….Aamiin.
Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE
|