Guddiga abaabulka bannaanbaxa-Brussels ee Brussels, waxay ummadda reer Somaliland ee kaa s oo qayb gaalaysa bannaanbax lagu taageerayo qadiyadda Somaliland oo ka dhici doona magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka.

Ogaysiinaysaa in ay jiirtoo xaflad maawelo iyo casha ah oo lagu xoojinayoo maalintaas, waxayna ka dhaacaysaa :



Dinner and Celebration

Costs of meals : 10 euros

Taariikhda: 11 April 2013 Wakhtiga: 19HPM ? 1H:00PM

Meesha : Salle Dynastie

251 Chauss?e de Mons

1070 Brussels

Belgium



Haddii aad ka soo qayb galayso xaaflada iyo caashada ama macluumaad dheeraada, fadlan la soo xidhiidh tilifoonadan hoos ku qoran:



Contact persons


Mohamed Houssein
(0032).2.256.03.13 (land line)
(0032).485.431.765 (mobile phone)
 


Cosob Mohamoud
(0032). 476.566.689 (mobile phone)