Gordon
Brown oo qaabilay Sheekh Shariif
London (TNN)- Ra'iisul-wasaaraha
Britain Gordon Brown ayaa xaruntiisa ku qaabilay madax weynaha
Somalia Sh. Shariif Sh. Axmed.
Gordon Brown, Ra'iisul-wasaaraha
Britain ayaa guriga 10 Down Street ee Lo ndon wuxuu maanta ku
qaabilay madaxweynaha Somalia, Sheekh Shariif She ekh Axmed
iyo wafdi uu hogaaminayo oo wasiirro dowladiisa ka kooban.
Kullankaasi ayaa qaatay 20 daqiiqo waxay labada dhinac uga hadleen
xaalla da Somalia. Madaxweyne Shariif ayaa Brown uga warbixiyay
xaallada Somalia ay haatan ku sugan tahay, isagoo ka codsaday in
taageero laga siiyo dowla diisa sidii ay dib ugu soo celin
lahayd amniga Somalia.
Sidoo kale Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisu waxay isla 10 Down
Street kul an la qaateen xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britan
David Miliband.
Madaxweyne Shariif waxaa kaloo uu khudbad ka jeedinayaa guriga
Chatham house.
Source:VOA
|