GOOMADBA ILAWDAY XASUUQII DHABTA AHAA MA UMALBAADTAHAY

 



Rag iyo riyo aamusayba reer koodii bay gabeene

waxaan in badan ka aamusnaa oo aan daawanay cabashooyinka ka taagan doorashoo nkii golaha degaanka Somaliland waxanan is lahaa waa arin dad ku xaq u leeyihiin inay cabtaan, laakiin maanta waxay maraysaa Qaran dumis oo gacmo shisheeyo ku jnraan waxaanay gaadhay xiligii aan laga aamusi Karin waxaan lee yahay in aan is ka qabano ku wan maanta Somaliland dhex jooga ee shirci darada ku hadlay kuna dhaqaaqay, So maliland xasuuqbaa ka dhacay waxaan leeyahay Somaliland ka muu dhicin xasuuq ee waxaa ka dhacay dimuqraadiyad aan Africa ka dhicin kana dhici doonin .markaa waxa an jecelahay in aan is dul taago wax yeel looyinka lagu kacay waxaan tusaale fiican u sooqaadan karnaa ninka layidhaa marka magaciisa la soo gaabiyo Qabo iyo safiirka aa n dhicin isna magaciisu yahay Cabdifataax,

ninmankan waxa ay warbaahinta lasuu fadiisteen waxanu maxkabad aynu soo saarey naa madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud oo xasuuq samee yey waxaan leeyahay madaxweynu mawqofkiisu waa mid ka turjimaya balanqaadyadii

ku balanqaaday markii uu ololahaku jiray markaa madna in xaaqto oo quudho wax aanu gayin.makaa waxaa xusid mudan oo baahan in
la xasuusiyo nimakan Cabdi iyo Qabbo xuuqa waa kan ila daawo
 

 


Ahmed Mooge

ahmed-aadan1@hotmail.com